xulKa.com

About xulKa.com

Ogeysiis ku socoda dhamaan bulashada Somaaliyeed ee ku nool daafaha aduunyada. Waxaa hawada soo kaley website Madax banaan isla markaana la magac baxey www.xulka.com. Xulka waa websetka kaliya ee iska xilsaaray Qoraalada heesaha soomaaliyeed (somalilyrics) marekii oo hawada kabaxay websetkii caanka ahaa ee somalilyrics Xulka ayaa dareemay in baahi wayn loo qabay webset laga helo qoraalda heesaha Soomaalyieed.



Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=xulKa.com&oldid=33510513"