Difference between revisions of "Welcome to AboutUs"

m (Reverted edits by ShopTVCanada (Talk); changed back to last version by KristinaWeis)
(See also)
Line 10: Line 10:
 
* [[Help|Help Page]]
 
* [[Help|Help Page]]
 
* [[Contact Us|Contact AboutUs]]
 
* [[Contact Us|Contact AboutUs]]
 +
 +
Sideen ku dilaa Hooyadey? Fal dambiyeed cusub oo lagu arkay Web bejyada Internet-ka!
 +
 +
 +
 +
 +
 +
 +
 +
 +
 +
 +
 +
Booliska Turkiga ayaa ka qabtay Magaalada Boorsa wiil dhalinyaro ah oo da’diisa ay tahay 17 jir oo hooyadiisa oo lagu magacaabo Aasiya oo 46 jir aheyd dilay markii muran aad u kulul uu dhexmaray.
 +
 +
Ilo wareed ku dhow Booliska ayaa waxa ay xaqiijiyeen in wiilka dhalinyarada ah uu ka soo jeedo koox caabuda sheydaanka , wuxuuna meyda hooyadii sawiro uu ka qaaday ku faafiyay web bej lagu magacaabo Face Book , isagoo sharaxanaya daqiiqada uu ka kooban yahay filimka uu ka qaaday faldambiyeedkaasi xun ee uu geystay.
 +
 +
Maxaad ka baraneysaa?
 +
 +
Macluumaadka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in wiilkani dhalinta yare e hooyadii dilay uu ku faafiyay waqti yar ka hor web bejkaasi si aragtida dadka uu ku aruuriyo ee dhacdadan ku aadan , waxa uuna u qoray sidatan :
 +
 +
Side ayaan ku dili karaa hooyadey ?
 +
Tilmaan ka bixi qeybaha soo aadan midka ugu haboon ee hooyadaa ay ku dili laheyd:-
 +
1) gowrac
 +
2) Ceeji
 +
3) Xabad
 +
4) Sun
 +
 +
Wiilkani ayaa hooyadii ku dilay mindi , maalintii labaad-na wuxuu qeyb qeyb u jarjaray jirkeeda , isagoo ku dhex qariyay Jawaano neyloon ka sameysan, wuxuuna mid ka mid ah saaxiibadiisa uu ka codsaday inuu ku gacan siiyo sidii uu badda ugu soo tuuri lahaa, laakiin saaxiibkiisa ayaa Booliska ku wargeliyay arrintaasi , waxaana la soo gacan geliyay dilaaga.
 +
 +
Waxaa xusid mudan in falalka lagu dilo hooyooyinka ay aad ugu bateen wadanka Turkiga waqtiyadii ugu dambeeyay , iyadoo falalkaasi ay ku dhaqaaqayaan wiilasha iyo gabdhaha ay dhaleen hooyooyinka, taasoo meel weyn kaga dhaceysa qiimihii iyo sharaftii qofka uu lahaa.
 +
 +
 +
 
[[Category:VideoFAQ]]
 
[[Category:VideoFAQ]]
 
</noinclude>
 
</noinclude>
  
 
[[Category:WhiteList]]
 
[[Category:WhiteList]]

Revision as of 13:27, 10 August 2008

AboutUsIntroVideo.jpg
AboutUsWikiTour.jpg

Comments

See also

Sideen ku dilaa Hooyadey? Fal dambiyeed cusub oo lagu arkay Web bejyada Internet-ka!






Booliska Turkiga ayaa ka qabtay Magaalada Boorsa wiil dhalinyaro ah oo da’diisa ay tahay 17 jir oo hooyadiisa oo lagu magacaabo Aasiya oo 46 jir aheyd dilay markii muran aad u kulul uu dhexmaray.

Ilo wareed ku dhow Booliska ayaa waxa ay xaqiijiyeen in wiilka dhalinyarada ah uu ka soo jeedo koox caabuda sheydaanka , wuxuuna meyda hooyadii sawiro uu ka qaaday ku faafiyay web bej lagu magacaabo Face Book , isagoo sharaxanaya daqiiqada uu ka kooban yahay filimka uu ka qaaday faldambiyeedkaasi xun ee uu geystay.

Maxaad ka baraneysaa?

Macluumaadka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in wiilkani dhalinta yare e hooyadii dilay uu ku faafiyay waqti yar ka hor web bejkaasi si aragtida dadka uu ku aruuriyo ee dhacdadan ku aadan , waxa uuna u qoray sidatan :

Side ayaan ku dili karaa hooyadey ? Tilmaan ka bixi qeybaha soo aadan midka ugu haboon ee hooyadaa ay ku dili laheyd:- 1) gowrac 2) Ceeji 3) Xabad 4) Sun

Wiilkani ayaa hooyadii ku dilay mindi , maalintii labaad-na wuxuu qeyb qeyb u jarjaray jirkeeda , isagoo ku dhex qariyay Jawaano neyloon ka sameysan, wuxuuna mid ka mid ah saaxiibadiisa uu ka codsaday inuu ku gacan siiyo sidii uu badda ugu soo tuuri lahaa, laakiin saaxiibkiisa ayaa Booliska ku wargeliyay arrintaasi , waxaana la soo gacan geliyay dilaaga.

Waxaa xusid mudan in falalka lagu dilo hooyooyinka ay aad ugu bateen wadanka Turkiga waqtiyadii ugu dambeeyay , iyadoo falalkaasi ay ku dhaqaaqayaan wiilasha iyo gabdhaha ay dhaleen hooyooyinka, taasoo meel weyn kaga dhaceysa qiimihii iyo sharaftii qofka uu lahaa.



Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=Welcome_to_AboutUs&oldid=16199344"