Hargeysanews.net

Title

Hargeysa News Network ::

Description

“Sheekadan muddo kordhintuna hadda maabay joogin ee waxa joogtay in dalka Rayaale xukuumad wanaagsan u dhiso” ..Faysal Cali Waraabe (May 30, 2006)

Muqdisho(Geeska)- Guddoomiyaha Midawga Maxkamadaha hadda gacanta ku haya inta badan Magaalada Muqdisho ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa Wargeyska Geeska Afrika waraysi khaas ah oo uu la yeeshay xalay, waxa uu kaga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin sida Midawga Maxkamaduhu u arkaan Qaranimada Somaliland, tallaabadda ay ka qaadayaan hoggaamiye Kooxeedyada ku hadhay Magaalada Muqdisho iyo qorshaha uga meel yaala Magaalada Jawhar....

Nayrobi(Geeska)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, oo booqasho ku jooga Magaalada Nayrobi ee wadanka Kenya, ayaa la filayaa inuu maanta la kulmo Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki oo uu ka helay martiqaad rasmi ah....

read more

Languages

English

Contact

Logos

Logo-hargeysanews-net.gif

Additional Information

Related Domains



Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=Hargeysanews.net&oldid=13658989"