Xaajo.com

Title

xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net

Description

XOL:Waxaa noo suuro gashey inaan wareysi dheer oo meelo badan taabtey aadna xiiso u leh la yeelano wasiirka biyaha deegaanka Somalida Mudane Gurey Fidaar oo laga soo doorto gobolka Qoraxey kana mid ah gudida fulinta ee xisbiga SPDP ee talada deegaanka haya. Wasaaradda uu maamulo Gurey oo lagu tiriyo kuwa ugu waxqabadka wanaagsan, socdaalkiisii Qabridahare, musuqmaasuqa kililka lagu xanto iyo hamigii Dr Gurey ee noqoshada madaxweynaha deegaanka, maxuu ka yidhi xildhibaanku: Wareysigii xildhibaan Gurey waxuu u dhacey sidan: Read More Faalada warka(0)

XOL:Wararka ka imaanayaa deegaanka Somalida ayaa walaac ka muujinaya xaalufinta geedaha deegaanka iyadoo loo isticmaalayo dhuxul middaasoo keeni karta nabaad guur caaqibo xun ku keeni karta noolaha dad iyo duunyaba. Read More Faalada warka(0)

Jijjiga, June 13, 2006 (WIC)-The Somali state Food Security Bureau is reportedly executing various projects which would improve the livelihood of pastoralists with an outlay of 229 million birr. Bureau Head, Annisa Yusuf, told WIC that the sectors included in the food security program are water, mining and energy, irrigation, animal, crops and natural resources development as well as pastoralist and semi-pastoralist agricultural research institutions.

read more

Languages

English

Contact

Additional Information

Related Domains

External Links





Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=Xaajo.com&oldid=36272884"