WaagaCusub.com

Title

WaagaCusub Waa Halgame mooryaan ah, xaqdaro u dirir ah, Been sheege weyn ah, Ma xishoode qaa’inul-wadan ah, Laaluush qaate, Burcad dadka baad ka qaata, haddii kalena caaya, oo aan doonayn in dowladi dhalato, waxaa i dhiba wanaagga, waxaan ku noolahay shaxaad & baad, ceeb oo dhan ima karto, ama wana ku qubeystaa. Waxaase i sugeysa maalinta Aakhiro oo la isxisaabin doono, iyadoo la I weydiin doono inta qof ee aan ku baadnay webkeyga waagacusub & inta qof ee aan ku been abuurtay kuna aflagaadeeyay, sidoo kale inta qabiil ee aan ku weeraray.

Description

Maxkamadaha Islaamiga ah oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen 45 Maxbuus oo uu ku jiro taliyihii ciidanka M/dheer Ninka la yiraa Xassan Dhicis

Maleeshiyooyinka Maxkamadaha Islaamka oo bandow habeenkii ah ku soo rogay Magaalladda Jowhar iyo Wiil uu dhalay Ganacsade Cabdi rashiid Shire Ilqayte oo Maxaakiimta ka qabsaday gaari caana oo uu lahaa Yusuf Indhaca indhacadde iyo mid hubka u saarnaa

War Deg Deg Ah:- Baarlamaanka Somaliya oo 125 cod ku ansixiyay inay Ciidamo saf hore iyo saf dambe soo geli karaan Soomaaliya

read more

Languages

Somali

Contact

Waagacusub
+1 254721262608, Fax: +1 254721262608

Additional Information

Related Domains




Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=WaagaCusub.com&oldid=18140534"